Daawo Sawirrada sidii Ilhan Omar loogu soo dhaweeyey magaalada Gaalkacyo

25 dec 2016 (Puntlandes) Ilhan Omar oo ka mid ah Barlamanka Minnesota ayaa waxaa loogu soo dhaweeyey magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug ee Puntland, iyadoo loo sameeyey munaasabad soo dhawayn ah.

Ilhan Omar ayaa munaasabada ka sheegtay inay Gaalkacyo u timid sidii ay uga qayn qaadan lahayd nabad ka dhalata magaalada Gaalkacyo, iyo guud ahaan Gobolka Mudug.

Ilhan iyo saygeeda Axmed oo maalmahaan booqasho ku joogay Puntland ugu horayn ka dhul bilaabay Gaalkacyo, kadibna Booqasho dhawr maamlmood qaa´datay ku tagtay Caasimadda Puntland ee garowe shalayna Booqatay magaalada qaedho ee xarunta Gobolka Karkaar.
1

2

3

4

5

6

7

8

9

10

11

12

13

14

15
Puntlandes.com

About The Author