Daawo Muuqaal-Warsaxafadeed: Isimada SSC oo waxba kama jiraan ka dhigay wadahadalka Somaliland & Prof Galayr

31 dec 2016 (Puntlandes) Isimada Gobolada Sool, Sanaag iyo Cayn ayaa Qaraal ay soo saareen ku caddeeyey inay kasoo horjeedaan wada hadal dhexmaray Somaliland iyo kooxda Cali Khaliif Galayr uu hogaamiyo.
Hoos ka daawo Muuqaal

Hoose ka akhriso Ko’aanka Isimada SSC

233-5a3

233-5a4
Halkan Hoosena ka Daawo Galayr oo sheegay inauu ku biirayo Somaliland

Puntlandes.com

 

 

About The Author