DHEGEYSO-Xildhibaanada aqalka hoose oo aan mushahar yeelan doonin mudo 3 bilood ah.

Jan 01 2017 (Puntlandes)-Xukuumadda federalka ah ee Soomaaliya ayaa sheegtay in xildhibaanada aqalka sare ee barlamaanka Soomaaliya aysan wax xuquuq ah yeelan doonin saddexda bilood ee ugu horaysa sanadkaani maadaama lagu shaqayn doono miisaaniyaddii hore oo aysan kujirin.

Wasiirka Wasaarada Maaliyadda dowladda Soomaaliya Maxamed Aadan Ibraahim ayaa sheegay in xildhibaanada golaha Aqalka Sare aysan wax xuquuq ah aysan ku laheyn miisaaniyadda dowladda  saddexda bilood ee soo socota.

DHEGEYSO

About The Author