DHEGEYSO-Diiwaangelinta musharixiinta gudoonka barlamaanka oo maanta bilaabanaysa.

Jan 03 2017 (Puntlandes)-Gudoomiyaha gudiga doorashada gudoonka barlamaanka Soomaaliya Xildhibaan Cabdiraxmaan Ducaale Bayle ayaa sheegay in maanta ay  bilaabanayso diiwaan gelinta Musharaxiinta u tartameysa Guddoomiyaha Baarlamaanka, Guddoomiye Ku Xigeenka Koowaad iyo Guddoomiye Ku Xigeenka Labaad.

Xildhibaan Cabdiraxmaan Ducaale Bayle, ayaa sidoo kale sheegay in ilaa 5 Bisha Janaayo oo Maalinta Khamiista ku beegan in la diiwaan gelinayo Musharaxiinta tartameysa.

DHEEGYSO

About The Author