Daawo Video Meesha uu marayo Horumarka Puntland ka socda Wadada Ceeldaahir-Ceergaabo 30km la dhamaystiran

7 jan 2017 (Puntlandes) Iyadoo la duulayo halhayskii Madaxweynaha Puntland Dr Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ee ahaa Puntland ha isku Tashato” ayaa shacab iyo dawladba waxaa si wadajir ah loogu dhaqaaqay sidii Puntland Horumarka loo gaarsiin lahaa xagga wadooyin iyo kaabayaasha kale ee Dhaqaalaha.
233-6a5
Isku tashigaas mashaariicda waawayn ee ku socda waxaa ka mid ah Wadada Ceeldaahir-Ceergaabo, taasoo dhismaheedu uu iminka heer fiican marayo.

Wadada Ceeldaahir-Ceergaabo ayaa waxaa la diyaariyey 30km la dhamaystiran si laami loo lasaaro

Daawo Muuqaal

Puntlandes.com

About The Author