Madaxweynihii hore ee Galmudug C/kariin Guuleed oo shaagay inuu xaalad deg deg ku soo rogay deegaanada Galmudug

10 jan 2017 (Puntlandes) Madaxweynihii hore ee maamulka Galmudug Cabdkariim Xasan Guuleed oo maanta ay xilka ka qaadeen Xilfdhibaanada maamulka Galmudug kadib markii ay Kalsoonidii ay kala noqdeen ayaa Qoraal uu soo saaray maanta ku sheegay inuu kusoo rogay xaalad deg-deg ah degaanada Galmudug.

175e

 

Halkan hoose ka aqriso Wareegtada uu soo saaray madaxweynihii hore ee Galmudug oo xilka laga qaaday

233-6d3

Puntlandes.com

About The Author