Akhriso Xasan Sheekh oo ku taageeray C/kariim diidmadii uu diiday Xil ka qaadistii ay ku sameeyeen Xildhibaanada Galmudug

10 jan 2017 (Puntlandes) Madaxweynaha muddo xileedkiisu uu dhamaaday ee Soomaaliaya Xasan Sheekh ayaa waxa uu ku taageeray saaxiibkiis ay kawa tirsan yihiin Kooxda DAMUL JADIID  madaxweynihii hore ee maamulka Galmudug C/kariim Xuseen Guuleed oo diidmadii uu diiday Xil ka qaadistii ay maanta ku sameeyeen Xildhibaanada maamulka Galmudug

233-6d2

233-6d6

Puntlandes.com

About The Author