Axmed Xusseen oo loo magacaabay Wasiirka Socdaalka, Qaxootiga & Jinsiyadaha Dalka Canada

10 jan 2017 (Puntlandes) Xildhibaan Axmed Xusseen oo ah Soomaaligii ugu horeeyey oo kamid noqda Baarlamaanka Dalka Canada ayaa Raysul wasaaraha dalkaasi waxa uu u magacaabay Wasiirka Socdaalka, Qaxootiga iyo Jinsiyadaha Dalka Canada, kadib isku shaadhayn lagu sameeyey xukuumada Dalkaas.

233-6d7

Xildhibaan Axmed ayaa noqonaya qofkii ugu horeeyey oo asalkiisu Somaali yahay oo ka mid noqda Golaha wasiirada Dalka Canada. Soomaalida ayaa waayadii danbaba siweyn uga soo dhex muuqanaysay siyaasada Dalalka ay u Qaxeen ee gaar ahaan Yurub iyo ameerika.

Puntlandes.com

 

About The Author