Dhagayso: waraysi/wasiirkii warfaafinta ee galmudug axmed shire maxamed ayaa ka waramay xaaladda galmudug ka dib xil ka qaadistii cabdikariin

13 Jan 2017 (Puntlandes) Waraysigan oo aad u xiisa badan ayaa Axmed Shire kaga waramay muranka soo kala dhex galay Cabdikariin iyo Baarlamaanka Galmudug iyo xiriirka ka dhexeeya Maamulka Galmudug iyo dowladda federalka ah.Sidoo kale wuxuu ka waramay xaaladda magaalada Gaalkacayo iyo Maamulka Gobolada dhexe.

231-9b4


Weriye Dhegood

Puntlandes,Saadaalnews,Arrimaha iyo golaha1960.com

About The Author