Akhriso Gudomiye Jawaari “Shirka Madashu waa Sharci daro kamana aanan Qayb gelin Shirka Galmudug lagu sheegay”

13 jan 2017 (Puntlandes) Gudomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka JFS Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari oo bartiisa Twitter ka qoraal kooban caawa soo dhigay ayaa waxa uu sheegay inay Sharci daro tahay sii socoshada shirka Madasha Hogaamiyayaasha Qaranka  (NLF).

233-4c9

Jawaari ayaa waxa kale oo uu qoraalkiisa ku caddeeyey in uusan telefoon uga qayb galin shir NLF oo Galmudug looga hadlay, laguna been abuurtay arintaas.

 

Akhriso Jawaari “Shirka Madashu waa Sharci daro kamana aanan Qayb gelin Shirka Galmudug lagu sheegay”

IMG-20170113-WA0036

Puntlandes.com

About The Author