Jarmalka oo ku guulaystay koobka aduunka 2014

0

70

Jarmalka ayaa ku guulaystay koobka kubada cagta ee aduunka ka dib markii uu 1 iyo 0 kaga badiyey Arjentina. Halkaas ayaa guushii ku raacday Jarmalka oo noqday wadanka ku guulaystay koobka aduunka 2014.

Waxay Jarmalku dhigeen taariikh ah in ay noqdaan wadankii ugu horeeyey ee Yurub ah ee koob ka soo qaada Latin Ameerika.

6968

Hambalyo Germany

 

Puntlandes.com

About The Author

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *