Dhagayso: Barnaamijka soo noolaynta Wadaniyada & Is Jeclaysiinta Ummadda Soomaaliyeed ee GOLAHA1960

17 jan 2017 (Puntlandes) Barnaamijkan aanu kaga hadalno soo noolaynta wadaninimada iyo is jeclaanta ummadda somaliyeed oo ay iska kaashadaan soo bandhigidiisa Golaha1960,iyo Websaydhada ay wada shaqaynta leeyihiin .

231-9b4

Barnaamijakan oo aanu kaga hadalay HAMBALYO, DARDAARAN IYO TALO LOO JEEDIYEY BAARLAMAANKA CUSUB IYO WAXA AY SHACABKA SOMALIYEED KA SUGAYAAAN  iyo sodoo kale kala xulashada Musharaxiinta madaxweynaha somaliya isu soo taagey    in ay u dooraan hogaamiye ka ssri kara somaliya dhibaatada ay ku jirtey mudada dheer  iyagoo ka fogaanaya qabyaalad iney ku doortaan madaxweynaha cusub.

Barnaamijakan waxaa ka qayb qaatay Aqoonyahanada ,siyaasiyiinta Golaha1960,   Sida  Sheekh Dalmar,Aqoonyhan Cagaaran,Siyaasi Xaaji Caare

Dhagayso Barnaamijka oo uu XIRIIRIYO Wariye (Dhegood)


Puntlandes.com

About The Author