Dhagayso: Aqoonyahan Yalax oo Golaha1960 siiyey waraysi uu ku Falanqeeyey dib u soo noolaynta dalka Soomaaliya

17 jan 2017 (Puntlandes)Barnaamijakan (waraysigan) oo xambaarsan aqoon cilmiyeed ku aadan sida ama wadada dib loogu soo noolayn karo(dib loogu dhisi karo ) dalka iyo dadka somaliyeed ee burbursanaa mudada ku dhow 30 ka sano .Hogaamiyaha ay somalidu u baahan tahay  hadda  iyo sifaha loo baahan yahay in lagu xusho hogaamiyahaas.

flag_of_somalia-svg

Barnaamijakan oo aad u qiima badan Aqoon yahan YALAX uga gudbiyey Golaha1960 iyo websaydhada ay wada shaqaynta leeyihiin.

Weriye Dhegood.

Puntandes.com.Saadaalnews,Arrimaha iyo golaha1960

About The Author