Daawo Muuqaal dhamaystiran Madaxweynihii hore ee DFKG Sheekh Shariif oo eedaymo waawayn u jeediyey Madaxweyne Xasan Sheekh

18 jan 2017 (Puntlandes) Madaxweynihii hore ee DFKG isla markaasna ah musharax u taagan xilka madaxweynaha Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo maanta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho ayaa eedaymo waawayn u jeediyey Madaxweyne Xasan Sheekh.

233-7d7

Musharax Sheekh Shariif ayaa yiri maruu ka hadlayey rajadiisa hanashada xilka madaxweynaha Soomaaliya “Aniga weeye madaxweynaha soo socda”

Daawo Muuqaal dhamaystiran

Puntlandes.com

About The Author