Daawo Video: Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Muungaab ayaa eedeyn kulul u soo jeediyay Wasaaradda Maaliyadda

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Muungaab ayaa eedeyn aad iyo aad u kulul u soo jeediyay Wasaaradda Maaliyadda isagoo sheegay in ay boobabayso ama dhiigmiiranayso “dadka Xamar”. Wuxuu kaloo si hufan uga hadlay in Iskuulaadkii dadka ka dhaxeeyey ay DFS siisay Shirkado gaar loo leeyahay.
553
halkan ka daawo Gudoomiye Muungaab

Puntlandes.com

About The Author