DHAGAYSO: GURMADKA ABAARAHA PUNTLAND/SANAAG/ GUDOOMIYAHA GOBOLKA SANAAG MAXAMUD CIYOON

233-8b1

23 jan 2017 (Puntlandes) Waraysigan uu siiyey gudoomiyuhu golaha1960 iyo websidhada ay wadashaqaynta leeyihiin wuxuu kaga waramay xaalada abaarta baahsan ee ka jirta gobolada puntland siiba gobolka Sanaag.

233-8b1

Gudoomiyuhu wuxuu aad uga hadlay gurmadka dhinacyada Caafiamaadka xoolaha , caafimaaadka dadka ,biyo dhaaminta, raashin gaarsiinta ay dowladda puntland ka samaysay dhulkaas .


Weriye Dhegood

Puntalandes ,saadaal Arrimaha iyo golaha1960.com

About The Author