G/dhexe oo Dagaal ku tilmaamay Heshiiskii DFS iyo dowlada Puntland

Gaalkacyo (Pes) Maamulada ka jira Gobolada dhexe ee Dalka Soomaaliya ee kala ah Galmudug, Ximan iyo Xeeb iyo Ahlusunna ayaa maanta si wada jir ah uga horyimid Heshiiskii DFS iyo Dowladda Puntland ay ku Saxiixeen Magaalada Garoowe ee caasimada Puntland.

Warsaxaafadeed ay soo saareen ayey ku sheegeen in Maamulada Gobolada dhexe ay u arkaan in Heshiiskii Garoowe ay wada Gaareen Labo Dowladood oo siman islamarkaana aysan jirin Dowlad dhexe.
Waxaa ay sheegeen in Dowladda Soomaaliya ay ku xad gudubtay Dastuurka Dalka iyadoo ka daysay carqaladii ayy ku haysay shacabka iyo dowlada Puntland soona afjartay damacii aanu ku rabnay in aanu ku Bililiqadii aanu rabnay markii hadalka daboolka laga qaado

Dhageyso Afhayeen u hadlay.

Dhageyso warsaxaafadeedka

Dagaal Ooge Qaybdiid

Puntlandes.com

About The Author