Daawo sawirrada Marwo Caasha Geelle Dirie oo shirkii Galaha Amaanja ee New York ka qeybgashay

27 jan 2017 (Puntlandes) Daawo sawirrada Marwo Caasha Geelle Dirie oo shirkii Galaha Amaanja ee New York ka qeybgashay maanta.

Marwo Caasha Geelle ayaa waxay Golaha Amaanka ka jeedisay Qudbad aad u dheer oo la xiriirta Doorashada Soomaaliya iyo Qoondada Haweenka ee ahaa 30%.

Marwo Caasha Geelle oo u ololeysa Xuquuqda Haweenka ee Siyaasada Soomaaliya ayaa waxay tahay Safiur Sharafeedka Soomaaliya ee Qaramada Midoobay u qaabilsan xaqiijinta Qoondada Haweenkatt ee 30% insy ku yeeshaan mid walba labada Aqal ee Soomaaliya.

IMG-20170127-WA0020 IMG-20170127-WA0021IMG-20170127-WA0022 IMG-20170127-WA0023 IMG-20170127-WA0024 IMG-20170127-WA0025

 

Puntlandes.com

About The Author