Daawo Muuqaal dhamaystiran Safiirka Somalia ee Mareykanka oo ka hadlay beenta laga faafiyey ee la xiirta Soomaalidii la soo tarxiilay

28 jan 2017 (Puntlandes) Safiirka Soomaaliya u fadhiya Dalka Mareykanka Amb. Axmed Ciise Cawad ayaa waxaa uu ka hadlay Dhalinyaro dhawaan laga soo masaafuriyay Dalka Mareykanka kuwaas oo dib loogu soo celiyay Magaalada Muqdisho.

Safiirka waxaa uu xaqiijiyay in dhalinyaradaasi ay ahaayeen kuwo in mudo ah ku xirnaa Xabsiyada Dalka Mareykanka islamarkaana ay dalbadeen iyagu in dalkooda dib loogu ciliyo.

233-1c1
Daawo Muuqaal dhamaystiran Safiirka Somalia ee Mareykanka oo ka hadlay beenta laga faafiyey ee la xiirta Soomaalidii la soo tarxiilay

Puntlandes.com

About The Author