Dhagayso: Garyaqaan Jamac Ibrahim ayaa golaha1960 uga waramay isbedelka ku dhacay dhinaca socdaalka dalka Maraykanka

30 jan 2017 (Puntlandes) Waraysigan uu siiyey golaha1960 iyo websaydhada la shaqeeya Garyaqaan Jamac Ibrahim wuxuu aad ugaga waramay dhibaatada iyo saamaynta uu leeyahay isbedelka sharci ee dhinaca socdaaalka ah go’aankii uu madaxweynaha dalka Maraykanku uu ku joojiyey soo gelida todoba dal(7 Dal) oo muslim ah dadka ka imanaya oo soo gelaya dalkan Maraykanka.sidoo kale wuxuu ka hadlay dhibaatada u imanaysa dadka  haysta deganaanshaha dalka Maraykanka,ee ka baxa dalka maraykanka.
231-9b4
Weriye Dhegood


Puntlandes,Saadaalnews,Arrimaha iyo golaha1960.com

About The Author