Dhagayso: Aqoonyahan Faysal Rooble oo golaha1960 siiyey waraysi xambaarsan warbixin muhiim ah oo dhinacyo badan ka hadlaysa & dardaaran Barlamaan & shacab

5 feb 2017 (Puntlandes) Waraysigan wuxuu si qota dheer ugaga hadlay aqoonyahan FAYSAL CABDI ROOBLE Ujeedadii ay dowladda Itoobiya ka lahayd waraaqdii ay dhowaan soo saareen ururka CDRC ayna sida qabyaalada ah somalida uGu qayb qaybineysey Xasan Sheekhna ku taageereysey .Sidoo kale wuxuu kaga hadlay Qoraal dheer oo uu ka qoray warqadaasi dadka somaliyeedna uu uGu bidhaamiyey ujeedada iyo mucda ay Itoobiya ka leedahay.
maxresdefault
Sidoo kale wuxuu ka hadlay qaabka ololaha doorashada Madaxweynaha somaliya loogu tartamayo qaarkeed u socdaan iyo cawaaqib xumada ay dalka somaliya u leedahay wakhtiga fog iyo dardaaran dheer oo uu u jeediyey Baarlamaanka iyo shacabka somaliyeed labadaba.


Weriye Dhegood

Puntlandes,saadaalnews,Arrimaha iyo golaha1960.com

About The Author