Daawo Muuqaal Xukumadda Soomaaliland oo imaanshaha Hargaysa ee Prof Galayr & Waraysi uu Galayr ka bixiyey Tagistiisa Hargaysa & wixii ka qabsaday Buuhoodle

7 jan 2017 (Puntlandes) Xukumadda Soomaaliland ayaa ka hadashay isla markaasna soo dhawaysay kust biirista maamulkooda iyo imaanshaha Hargaysa ee Prof Galayr.
cali-khaliif
Wasiirka qorshaynta Somaliland “aaa muwaadin dalkiisii timid” wasiirka Arimaha Gudaha

Daawo Muuqaal Wasiirka Qorshaynta Soomaliland oo soo dhaweeyey imaanshaha Hargaysa ee Prof Galayr

Daawo Muuqaal Wasiirka Arimaha Gudaha Soomaliland oo imaanshaha Hargaysa ee Prof Galayr

Hoos ka Daawo muuqaal ku saabsan Galayr oo ka hadlay Safarkiisa Hargaysa iyo diidmadii loo diaday inu ska ka dhoofonBuuhoodle Kuna eedeeyey Puntland in loo diido inuu ka doof Buuhoodle Kuna tilmaamay Cadaw.

Galayr ayaa sheegay insy horay Somaliland ibo isagu u bada gaareen Heshiis ah insy meel fuga soo wad jeestaan cid walba oo Carqalad ku ah Heshiiska Somailand iyo isaga syna iminka fuliyeen Qodobkaas, cidaasoo uub kub sheegay Galayr insy tahay Puntland.

Puntlandes.com

About The Author