Wareegii koowaad ee Doorashada madaxweynaha JF Soomaaliya oo lasoo gabagabeeyay & waa kuwama 4ta musharax ee gudubtay?

8 feb 2017 (Puntlandes) Waxaa lasoo gabagabeeyay wareega 1aad ee Doorashada madaxweynaha Jamhuuriyadda Feceraalka Soomaaliya, waxaana wareegaan kusoo baxay afar musharax oo aad loo hadal hayay inay soo bixi donaat.
5C0C9666-DB72-4F9F-8488-D9616584A3B8_w987_r1_s

Musharixiinta Codadka ugu badan helay ayaakal ah:

Xassan Shiikh Maxamuud 88 cod.
Maxamed Farmaajo 72 cod
Shiikh Shariif Axmad 49 cod
Cumar Cabdirashiid 37 cod

Murashixiinta ku haray wareega koowad iyo codadkooda

Cabdiqaadir Cosoble 25 cod
Siciid Dani 19 cod
Cadow Geeseey 14 cod
Cabdiraxmaan cabdishakuur 9 cod
Cabdinaasir 6 cod
Cali Xaaji 3 cod
Xaaji Yaasiin 2 cod
Jabriil 1 cod
Jabarti 1 cod

Tarsan 2 cod

Wareega labaad ee doorashada ayaa lagu kala tartamdoonaa codadka murashixiinta ku haray wareegada koowaad.

Puntlandes.com 

 

 

 

About The Author