Breaking news: Allah u Naxariistee waxaa goor dhawayd ku geeryooday UAE Madaxweynihii hore ee Puntland Cadde Muuse

8 feb 2017 (Puntlandes) Allah u Naxariistee waxaa goor dhawayd ku geeryooday UAE Madaxweynihii hore ee Puntland Gen Cadde Muuse Xirsi.

download

AUN Gen Cadde ayaa ku geeryooday magaalada Shaariqa ee dalka Imaadka Carabta.

Bada Warbaahinta Puntlandes waxay tacsi u diraysaa dhamaan reer Puntland gaar haan Qoyskii iyo eheladii Marxuum Gen Cadde Muuse.

Puntlandes.com

About The Author