Hambalyo Madaxweynaha Cusub ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Farmaajo

8 feb 2017 (Puntlandes) Doorashadii madaxtinimada JFS ee maanta ka dhacday magaalada Muqdisho ayaa waxaa ku Guulaystay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo.

13

Bada Warbaahinta Puntlandes waxay hambalyo u diraysaa madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo oo guushu ku raacday codod aqlöa biyad ah waxayna ummadda Soomaalikyeed xusuusinaysaa inay dhamaatay waqtigii tartanka ayna la shaqeeyaan Madaxweynaha Cusub ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Farmaajo.

Punlandes.com

 

About The Author