DAAWO BARNAAMIJ GAAR AH OO KU SAABSAN ABAARAHA BA’AN EE KA JIRA GOBOLKA MUDUG GAAR AHAAN GALBEEDKA

14 feb 2017 (Puntlandes) Iyadoo ay guud ahaan ka jirto Soomaliya gaar ahaan Puntland Abaar aad u saamaysay dadka iyo Duunyada ayaa meelaha aadka u daran waxaa ka mid ah Gobolka Mudug ee Puntland oo ay Coolo dahaqatadii ka dhamaadeen Xoolihii ay ku noolaayeen.

20170119_101916

PLTV ayaa waxa uu ka diyaariyey Barnaamij gaar ah oo uu kusoo bandhigay dhibaatada ka dhalatay Abaarta waxa uu ka sameeyey Galbeedka Gobolka Mudug gaara ahaan Deegaanada Galdogob, Bacaadwayn, Bursaalax, Laaso Roox, DaaruSalaam iyo QansaxDheere.
Dad aad u farabadan oo ahaa Xoolo Dhaqato ayna Xoolihii ka dhamaadeen ayaa kasoo Qaxay Baadiyaha iyagoo usoo Qaxay dhanka magaalooyinka, iyagoo Xerooyin kmg ah ku nool

DAAWO BARNAAMIJ GAAR AH OO KU SAABSAN ABAARAHA BA’AN EE KA JIRA GOBOLKA MUDUG

Puntlandes.com

About The Author