DHGAYSO: PROF WARSAME XASAN ALI AYAA UGA WARAMAY GOLAHA1960 MADAXWEYNE FARMAAJO,HOWLAHA U YAALA, LANA DARDAARMAY SOMALI

15 feb 2017 (Puntlandes) Waraysigan uu siiyey PROF  Warsame Hasan Ali  oo ah lataliyaha Madaxweyne Maxamed A Farmaajo  golaha1960,iyo websaydhada ay wada shaqaynta leeyihiin ,Prof Warsame wuxuu aad ugu dheeraaday aqoonta uu u leeyahay Madaxweynaha,  caqabadaha horyaala iyo sida uu uga gudbi karo .
231-9b4
Sidoo kale DARDAARAN   dheer oo uu ummadda somaliyeed u soo jeediyey iyo waxa dowladda cusubi uga baahan tahay  dadweynaha somaliyeed meel kasta oo ay ku nool yihiin.


Weriye Dhegood

Puntlandes,Arrimaha iyo golaha1960.co

About The Author