Daawo Muuqaal dhamaystiran: Wasiirka Wasaaradda Deegaanka oo Daahfuray Mashruuc lagu dhiraynayo Caasimadda Puntland Garowe

16 feb 2017 (Puntlandes) Wasiirka Wasaaradda Deegaanka, Daaqa iyo Duurjoogta Puntland Dr. Cali Cabdulaahi Warsame ayaa Daahfuray Mashruuc Caasimadda Puntland ee Garowe lagu dhiraynayo, iyadoo lagu beerayo 2000 oo Geed.

Mashuuraacan dhir beerista ah oo  loogu talagalay in shan (5) Waddo  iyo labaatan iyo shan (25)Xurumood oo isugu jira kuwa dawlada iyo kuwa danta guud sida goobaha Waxbarashada iyo Caafimaadka lagu dhireeyo,waxaana Wasaarada ka taageeraya hay’ada Care International,waxaana dhaqaale bixiyey midowga Yurub (EU)

233-9c4

233-9c5
Puntlandes.com

About The Author