Daawo sawirada dadka deegaanka Badhan oo deeq gudoonsiinaya Hawl-wadeenada waddada Ceeldaahir-Ceerigaabo dhisaya

22 feb 2017 (Puntlandes) Dawlada Puntland ayaa waxay ku guda jirtaa dhismaha waddada Ceeldaahir-Ceerigaabo, taasoo dhismeheedii meel wanaagsan marayo kunu socotaa si xawli ah.

Dhismaha waddada waxaa barbar socota taageero aad u mugle oo ay dadka deegaanku la garab taaganyihiin hawl-wadeenada waddada dhisaya, taageeradaas oo isugu jirta xoolo nool (Geel iyo Adhi), raashin iyo biyo kuwaas oo ay ku deeqeen dadka deegaanku gaar ahaan ururrada haweenka iyo ururrada bulshada rayidka ah ee gobolka Sanaag.

Daawo sawirada dadka deegaanka oo deeq gudoonsiinaya awl-wadeenada waddada dhisaya
234-a1

234-a2

234-a3

234-a4

234-a5

234-a6

234-a7

234-a8

234-a9
Puntlandes.com

About The Author