Daawo sawirarada dabkii Qabsaday suuqa Barakaaraha

27 feb 2017 (Puntlandes) Wararkii u dambeeyay ee suuqa Bakaaraha ayaa sheegaya in dabkii saaka waaberigii hore qabsaday qeybo kamid ah suuqaas lagu guulaystay in la damiyo, waxaana daminta dabkaas ka qayb qaatay gaadiidka dab-damiska ee gobolka Banaadir iyo kuwo kale oo ay leeyihiin shirkadaha sida gaarka ah loo leeyahay.

 

Puntlandes.com

About The Author