Dhagayso: Warbixin aad u xiiso badan VAO ka diyaarisay siaday Koonfur Afrika ugu abaalguday Soomaaliya & Xaaladda Soomaalida dalkaas

1 marso 2017 (Puntlandes) Toddobaadkan waxaa dalka Koonfur Afrika ka dhacay weeraro loo geysanayo dadka ajnebiga ah ee ku nool dalkaas, gaar ahaan ganacsatada.
234-2b7

Soomaalida ayaa ka mida dadka sida weyn ay u saameeyeen weeraradan ugu dambeeyey, waxaana taasi ay keentay in Dukaamada qaarkood la boobo, halka ganacsatada qaarkood ay soo gaadheen waxyeello fudud.

Haddaba idaacadda VOA ayaa waxay warbixino gaar ah ku eegaysaa xaaladda dhabta ah ee Soomaalida ku nool Koonfur Afrika.

Dhagayso Warbixintan 1aad ee VOA, waxaan ku eegaynaa Xiriirkii soo jireenka ahaa ee Dawladihii Soomaalida iyo Koonfur Afrika.


Puntlandes.com

About The Author