Akhriso Beelaha ay kasoo jeedaan wasiirada cusub ee la magacaabay

21 marso 2017 (Puntlandes) Beelaha ay kasoo jeedaan Wasiirada uu maanta magacaabay Ra’iisul wasaare Khayre oo aysan ku jirin wasiir dawlayaasha iyo wasiir ku xigeenada hoos ka akhriso:

j-1

1- Avv. Mahdi Axmed Guuleed Khadar Ra’iisul Wasaare kuxigeen: Beesha Dir, Isaaq, Ciidegale

2- Cabdi Faarax Juxa Wasiirka Arrimaha Gudaha: Beesha Daarood, Majeerteen, Ciise Maxmuud

3- Yuusuf Garaad Cumar Wasiirka Arrimaha Dibadda: Hawiye, Habargidr, Cayr

4- C/raxmaan Ducaale Beyle Wasiirka Maaliyadda,  Beesha Dir, Godo-Biirse

5- C/raxmaan Xoosh Jibriil Wasiirka Dastuurka: Beesha Daarood, Leelkasce

6- Amb. Jamaal Hassan Wasiirka Qorsheynta iyo iskaashiga Caalamiga: Beesha Daarood, Warsangeli.

7- Maryan Aweys Wasiirka Dekedaha: Beesha 5aad, Jareer Weyne, Shiidle.

8- Eng. Cabdi Canshuur Xasan Wasiirka Boostada, isgaarsiinta iyo Tiknoolijiyada, Beesha Baadi Cadde.

9- Maxamed C/llaahi Salaad Wasiirka Gaadiidka Cirka iyo dhulka: Beesha, Daarood, Ogaadeyn, Cawilyahan

10- Khadra Axmed Ducaale Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha: Beesha Dir, Isaaq,  Habar Jecle.,

11- Khadiijo Maxamed Diiriye Wasiirka Dhalinyarada iyo isboortiga: Beesha 5aad, Yaxar

12- Cabaas Siraaji Wasiirka Howlaha Guud: Beesha Digil & Mirifle, Mirifle Hubeer

13- Maryan Qaasim Wasiirka Arrimaha Gargaarka: Beesha 5aad, Reer Xamar.

14- Deeqa Yaasiin Wasiirka Haweenka iyo xuquuqul Insaanka: Beesha Dir, Surre

15- C/raxmaan Maxamed Cabdi Xaashi Wasiirka Kaluumeysiga iyo Kheyraadka: Beesha Daarood, Dhulbahante

16- Maxamed Abuukar Islow Ducaale Wasiirka Amniga Gudaha: Beesha Hawiye, Abgaal , Harti , Obokar

17- Eng. C/raxmaan Yariisow Wasiirka Warfaafinta: Hawiye, Abgaal,  Wacbuudhan, Daa’uud.

18- C/rashiid C/llaahi Wasiirka Gaashaandhigga: Beesha Digil & Mirifle, Mirifle, Leysaan

19-  Cabdiraxmaan  Daahir Cismaan, wasiirka wabarashads iyo tacliinta sare: Beesha Hawiye, Xawaadle

20) Dr. Iimaan C/llaahi Cali, wasiirka Awqaafta iyo arrimaha diinta: Beesha Digil & Mirifle, Hadamo

21)  Xildhibaan Shiikh Nuur Maxamed Xasan, Wasiirka Xanaanada Xoolaha: Beesha Dir, Biyamaal

22) Xildhibaan Saciid Xuseen Ciid, Wasiirka Beeraha: Beesha 5aad, Carab Saalax,

23) Dr. Fowsiya Abiikar Nuur, Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada:Beesha Hawiye, Gaaljecel.

24) Xil. Eng.  Cabdirashiid Maxamed Axmed , Wasiirka Macdanta iyo Batroolka: Gendershe

25) Xildhibaan Prof. Saalaim Caliyow Ibrow, Wasiirka Korontada iyo BiyahaBeesha Digil & Mirifle, Digil, Jiido.

26) AVV. Xasan Xuseen Xaaji, Wasiirka Cadaaladda: Beesha Digil & Mirifle, Garre.

27) Xildhibsan Saalax Axmed Jaamac, Wasiirka Shaqad iyo Shaqaalaha: Beesha Dir Isaaq, Habar Yoonis

Puntlandes.com

About The Author