Daawo Video: Isimada & waxgaradka Buuhoodle oo ka horyimid wada hadalka Galayr & Somalialnd

234-5c5

22 marso 2017 (Puntlandes) Kullan ay maanta isgu yimaadeen Isimada iyo waxgaradka reer Buuhoodle ayaa waxaa si adag looga soo horjeestay wada hadalka Khaatumo ee Cali Khaliif Galayr iyo Somaliland.

234-5c5

Daawo Garaad C/risaaq Garaaad Soofe oo ku hadlaya afka 10 Isim oo SSC ah iyo waxgaradka Buuhoodle

Dhanka kale waxaa iyana ka soo horjeestay wada hadalkaas 10 ka mid ah G 11 hoos ka dhagayso Dr Cali Ciise Cabdi


Puntlandes.com

About The Author