Daawo Video-Dhgayso: Galayr oo eedeeyey Waxgaradka Reer Buuhoodle

cali-khaliif

24 marso 2017 (Puntlandes) Cali Khaliif Galayr oo dhawaan loo diiday inuu ka dhoofo garoonka magaalada Buuhoodle ayaa eedayn kullul u jeediyey Waxgaradka Reer Buuhoodle, isagoo qaar ka mid ah ku eedeeyey inay soo abaabuleen ciidankii ka hor istaagay inuu ka dhoofo garoonka.

cali-khaliif

Galayr oo eedeeyey Waxgaradka Reer Buuhoodle


Daawo Video-Dhgayso: Galayr oo eedeeyey Waxgaradka Reer Buuhoodle

Puntlandes.com

About The Author