DAAWO Video-dhagayso: Cali Khaliif Galayr oo sharaxaya qorshihiisa wada hadalada Somaliland & Khaatumo

28 Marso 2017  (Puntlandes) Cali Khaliif Galayr ayaa ugu horayn si qoto dheer u sharxaya sida aysan shacabka Somaliland ugu qanacsanayn ka mid ahaanshaha Soomaaliya laga soo bilaabo midowgii labada gobol ee 1960kii ilaa iminka.
cali-khaliif
Galayr ayaa arar dheer oo uu u qiilsamaynayo Goosashada Somaliland ka dib u gudbaya qorshihiisa wada hadalada Somaliland iyo Khaatumo, isaagoo sheegay inay wax wadawadaagayaan.

Galayr oo sharxaya qorshihiisa ayaa yiri “..anigu waxaan qabaa haddii ummaddii hore ee Somaliland la oran jiray ay noqoto ummad iyagu ka heshiiya, waxay leeyihiina meel uga soo wada jeesada, goonyahana ka wada jooga oo cidina ayan marti ahayn, cidina ayan u arag in wax ayan jeclayn lagu hayo, waxay iyaku leeyihiin, nin walba gacmihiisii biyo kaga dhergaaye ay raali ku yihiin..”

Dhagayso Galayr oo sharaxaya qorshihiisa wada hadalada Somaliland & Khaatumo


Daawo Galayr oo sharaxaya qorshihiisa wada hadalada Somaliland & Khaatumo

Puntlandes.com

About The Author