Daawo oo wax ka ogow Mashariicda Puntland iminka ka socda Wareysi Agaasimaha Mashariicda Madaxtooyada PL

30 marso 2017 (Puntlandes) Mashariicda waawayn oo kala duwan ayaa qaarkood ka hirgalay Puntland, halka qaar kale ay gabo gabo marayaan, waxaana ka mid ah Mashaariicda Nabad iyo Biyo iaydoo colaada ay inta badan keenaan Biyuhu.

  • Mashaariicda Nabad iyo Biyo waxaa ku baxay 1.5 milyan oo doolar
  • Saldhigyo Booliis oo laga hirgeliyey qaar ka mid ah Degmooyinka Puntland
  • Nalalka Cadceeda ku shaqeeya

Mashaaricda waawayn oo Puntland dhawaan ka bilaaban doona waxaa ka mid ah dhismaha wadada Garowe iyo Gaalkacyo oo ay tahay in dawlada Puntland ay bixiso 1 Milyan doolar halka inta kale ay GIZ ay bixiso.

234-6c5

Daawo oo wax ka ogow Mashariicda Puntland iminka ka socda Wareysi Agaasimaha Mashariicda Madaxtooyada PL

Puntlandes.com

About The Author