Daawo Video: Dhismaha Laamiga isku xira Garowe & Gaalkacyo oo la bilaabayo & Qandaraaskii oo Saxiixay

1 Abril 2017 (Puntlandes) Wasiirka wasaaradda howlaha guud iyo gaadiidka dowladda Puntland Cabdirashiid Maxamed Xirsi, ku-simaha agaasimaha Hay’ada PHA iyo Shirkadda Isxilqaan ayaa kala saxiixday qandaraaska dhismaha wadada Garowe iyo Gaalkacyo.

234-7a1

Shirkadda Isxilqaan ee dhisaysa wadadaan ayaa waxaa lagu wareejiyey qandaraaskii lagu dhisi lahaa wadada, iyadoo ay bilaabanayso maalmaha soo socda dhismaha wadada.

Puntlandes.com

About The Author