Akhriso: Wareegto culus oo kasoo baxday Xafiiska Raysal Wasaare Khayre

Raysal wasaaraha Dowladdda Federaalka Soomaaliya, oo tix raacaya qodobo ku qoran dastuurka, sidoo kalana ka jawaabaya cabashooyin ka yimid dadka u olo oleeya bad baadinta Afka Soomaaliga, ayaa maanta soo saaray wareegto.

Wareegtadaan ayaa amraysa, dhamaan Wasaraddaha dowladda in Luuqadda Soomaaliga lagu qoro, qoraalkasta oo rasmi ah oo ay wasaaraddu leedahay, wuxuuna amray in la hir galiyo wareegtadaan laga bilaabo maanta oo uu saxiixay.

Akhriso wareegtada.

Digreeto

 

About The Author