TACSI: Marxuum Sanwayne daahir Seed oo ku Geeriyooday Gothenburg, Sweden

Innaa Lillaahi wa innaa ileyhi Raajicuun

234-8b2

Waxa shalay oo ay taarikhdu ahayd 10ka April 2017 ku geeriyooday magaalada Gothenburg ee dalka Sweden Sanwayne Daaahir Seed.

234-8b1

 

AUN Sanwayne Daahir Seed ayaa caan ka ahaa Soomaaliya isagoo kasoo jeeday Gobolka Mudug ee Puntland Soomaaliya.

Bahda Warbaahinta Puntlandes.com waxay tacsi tiiraanyo u dirayaa dhammaan ummadda Somaaliyeed gaar ahaan reer Puntland, waxayna si gaar ah tacsi ugu dirayaan Qoyskiisii, qaraabadii iyo saaxiibadiisii.

Waxayna marxuumka Allah uga baryayaan inuu jannadiisa Fardawsa ka waraabsho, Kitaabkiisana Gacanta midig ka siiyo, Qabrigana u waasiciyo una nuuriyo, samir iyo iimaana ka siiyo Qoyskiisii, qaraabadiisii iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed Amiin

About The Author