Dhagayso: Aqoonyahan ismacil gama’diid(dhegaweyne) ayaa ka waramay xaaladd gobolka sool,siyaasadda khaatumo & isbalaarinta maamulka s/land

19 April (Puntlandes) Waraysigan uu Aqoonyahan Ismacil Gamadiid siiyey Golaha1960 iyo websidhada ay wadashaqeeyaan wuxuu timaan cad ka bixiyey dhibaatooyinka ka taagan Gobolka Sool iyo Buuhoodle ee ay ku hayaan Maamulka S/land .iyo siyaasadda guracan ee cali khaliif iyo maamulka khaatuno ku majara habaabinayaan rabitaanka dadka dega dhulkaasi.

234-9a7

Sidoo kale wuxuu Ismaaciil Dhegaweyne ka waramay ciidamada siyaasadaysan ee S/land geysey Bali cad ee la rabo in lagu qabsado Magaalada BUUHOODLE.
Dhagayso waraysiga oo uu daadihinayo Weriye Dhegood


Puntlandes.com

About The Author