Madaxwynaha dawladda Puntland oo booqasho ku tagi doona Jigjiga

25 April (Puntlandes) Madaxwynaha dawladda Puntland Dr Cabdweli Maxamed Cali Gaas ayaa dhawaan waxa uu booqasho ku tagi doonaa maagalada Jigjiga ee caasimadda dawlad deegaanka Soomaalida Itoobiya (DDSI).

234-5b4a

Madaxweyne Dr Cabdiweli oo magaalada Bahar Daar ee dalka Ethiopia uga qayb galay shirka madaxda Africa ee Tana High Level Forum ee sanad laha ahaa ayaa waxa uu ku wajahan yahay magaalada Jigjiga.

Madaxweynaha ayaa wadahalo la xiriira nadaba ku wada noolaanshaha xuduuda Puntland iyo DDSI iyo ganacsiga la yeelan doona madaxweynaha DDSI Cabdi Maxamuud Cumar. Dhawaan ayaa waxaa ka dhacay Deegaanka Dudun ee Gobolka Mudug gaar ahaan dhanka Puntland shaqaaqo ay ku dhinteen Askar ka tirsan Ciidanka dawladda Puntland.

Puntlandes.com

About The Author