Safiirka Somaliya u fadhin doono Dalka Maraykanka oo waraaqaha Aqoonsiga u gudbiyay Madaxwayne Obame

0

82

Madaxwaynaha Dalka Maraykanka Barack Obama ayaa maalinkii shalay aqalka Cad kaga gudoomay waraaqaha safiir-nimo Safiirka cusub ee Dowladda Soomaaliya dalkaasi u fariisan doono Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmarke oo Ra’iisul wasaare Dalka kasoo noqday 2009 ilaa 2010.

Waa safiirkii ugu horeeyay ee 23-sano ka dib loosoo magacaabo Dalka Maraykanka iyadoona shacabka Soomaaliyeed ay arrintan soo dhaweeyeen.

81

Cumar waxaa  dhalay Ra’iisul wasaarihii ugu horeeyay ee Soomaaliya Cabdirashiid Cali Sharmarke wuxuna deegaan ahaan kasoo jeedaa Puntland.

 

Puntlandes.com

About The Author

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *