Madaxwayne Xasan Sheekh iyo wasiirkii hore Fowsiyo oo lagu eedeeyey in ay lunsadeen Hanti badan oo umada Soomaaliyeed ka dhaxaysay

0

 

 

91

Kooxda qaramada midoobey uqaabilsan xayiraada xaga hubka ee saaran Somalia iyo Eretria ayaa ku eedeeyay madaxweyne Xasan Sheekh iyo Wasiirkii horre ee arimaha dibada Fowsiyo Yuusuf Xaaji Aadan iyo shirkad mareykanka ah iney weecsadeen hanti ay umada Soomaaliyeed leedahay ,sida warbixintu ay leedahay.

 

87

Hantida umada Soomaaliyeed banaanka u tiilay oo la xanibay markii ay burburay dowladii Soomaaliyeed sanadkii 1991 dii. Hantidaas oo ah kaash doolar $ iyo dahab, taasoo xanibnayd dhawr iyo 20 kii sano ee u dambeeyey

Warbixinta kooxdan waxay arin xanuun badan ama mugdi lagu tuuray ku noqoneesa Madaxweyne Xasan. Waxay kaloo walaac iyo murugo ku abuuraysaa deeq bixiyayaasha oo dowlada Xasan ugu deeqa lacag aad iyo aad u diro badan.
Way beeniyeen dhinacyada lagu eedeeyay weecsashada hantida Soomaliyed.

 

Puntlandes.com

Xafiiska warqabadka

About The Author

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *