Daawo muuqaal: Munasabad ballaaran oo loo sameeyey 550 Arday oo dhamaysatay Waxbarashadda Dugsiga Sare ee Cumar Samatar ee Gaalkacyo

14 May 2017 (Puntlandes) Maanta ayaa waxaa hoolka shirarka ee Dugsiga Sare ee Cumar Samatar Gaalkacyo loogu sameeyey munasabad ballaaran 550 Arday oo dhamaysatay Waxbarashadda Dugsiga Sare.

235-2c4

Dugsiga Sare ee Cumar Samatar ee magaalada Gaalkacyo oo ah Iskuulka kaalinta 1aad uga jira Puntland ayaa ah Iskuul taariikh fac wayn ku leh guud ahaan Soomaaliya, isagoo soo saaray aqoonyahano dalka iyo dadka wax wayn kusoo kordhiyey.

Daawo muuqaalka

About The Author