Akhriso Beelaha Harti-daarood oo Go,aan Culus kasoo saaray wararka sheegaya in Axmed Modoobe barlamanka JL ka saarayo xil. Maxamed C. Yusuf

21 May 2017 (Puntlandes) Beelaha Harti-Daarood ee deegaanadda Jubbaland ayaa qoraal ay soo saareen si weyn uga soo horjeestay qorshe uu madsxweynaha Jubaland Axmed Madoobe ku doonayo in uu xilka uga qaado xildhibaan Maxamed Cali Yuusuf oo katirsan xildhibaanada Baarlamnka ee ku matala Beelahaas.

Xildhibaanka ayaa dhawaan Muqdisho uga dhawaaqay go’aan ka dhan ah madaxweyne Axmed Madoobe.

Woraalka kasoo baxay odayaasha ayaa lagu sheegay in hadii barlamaanka Jubbaland ay xilka qaadis ku sameeyaan xildhibaankaas ay ku xad gudbeen dastuurka Jubaland aysana raali ka noqon doonin Beeshu.

Akhriso qoraalka

img023-768x992-1

img025-768x795

img024-768x934
puntlandes.com

About The Author