Coldoon oo Xabsiga laga sii daayey kadib markii uu madaxweynaha Somaliland cafis u fidiyey

25 May 2017 (Puntlandes) Wariye Cabdimaalik Muuse Coldoon ayaa maanta Xabsiga laga sii daayey kadib markii uu madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamuud Siilaanyo cafis u fidiyey.

234-8a

Maxkamadda gobolka Maroodi-jeex ayaa horay waxay wariye Cabdimaalik Sheekh Muuse Coldoon ku xukuntay Xabsi 2 sano ah isagoo xirnaa muddo ku dhow 3 bilood, wariyaha ayaa maanta Cafis madaxweyne xabsigii uu ku xirnaa looga siidayey.

235-3a6b

Puntlandes.com

About The Author