Dhagayso: Heshiis Dhex Maray Galmudug & Puntland

235-3ca1

30 May 2017 (Puntlandes) Maamul goboleedka Galmudug ayaa sheegay inay heshiis is-afgarad la gaareen dawladda Puntland kaasoo la xiriira sidii loo qaadi lahaa tallaabooyin dhinaca amniga ah oo ku saabsan dib u heshiisiinta iyo xallinta khilaafadyada Gobolka Mudug ka dhaca.

235-3ca1

Dhagayso VOA oo waraystay Maxamed Xaashi Cabdi oo ah madaxweyne ku xigeenka Galmudug kuna sugan Cadaado


Puntlandes.com

About The Author