Sawirro: Cali Khaliif oo Hargaysa uu Faysal C. Waraabe ku soo dhaweeyey

1 June 2017 (Puntlandes) Faysal Cali waraabe ayaa magaalada Hargaysa ku soo dhaweeyey madaxweynaha Khaatumo Prof Cali Khaliif Galayr oo dhawaan ka dhoofay halkaasi.

Galayr ayaa Hargeysa dhawaan uga safray dhanka magaalada Nairobi ee dalka Kenya halkaa oo uu manta kasoo noqday, waxaana la filayaa inuu kulamo kala duwan la qaato madaxwaynaha Somaliland iyo masuuliyiin ka tirsan xukuumadda Somaliland.

235-3c5b 235-3c5a 235-3c5

Puntlandes.com

About The Author