Dhagayso: Aqoonyahan Axmed C. Mascuud oo Golaha1960 uga waramay siday Hay’adaha samafalku uga qayb qaataan dib u dhiska dalka

3 June 2017 (Puntlandes) Waraysigan uu siiyey Aqoonyahan  Axmed Cali Mascuud Golaha1960 iyo Websaydhada ay wada shaqeeyaan siyaalaha kala duwan ee ay dalalka aduunku uga faaiideystaan hay’adaha samafalka caalamiga ah iyo kuwa wadaniga ah dib u dhiska iyo horumatinta dalalka burburay ama dib u dhacsan iyadoo loo marayo hab isku xira maamulkooda guud dowladduna ay si dhab ah uga war hayso waxqabadkooda iyadoo u maraysa maamulkaasi guud ee isku xidha hay’adaha dhamaan.
235-3e5
Weriye Dhegood


Puntlandes.com

About The Author