Taliska Ciidanka Xoogga oo amray in la baneeyo xarumaha taliska ee la daganyahay

11 June 2017 (Puntlandes) Taliyaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed Gen: Axmed Maxamed Jimcaale Cifiid oo lahadlay warbaahinta ayaa ku amray dadka Soomaaliyeed ee degan xarumaha ciidanka xoogga ee ku yaala Muqdisho iney baneeyaan si dib u dhis loogu sameeyo.

 4

Taliyaha ayaa sheegay in talisku uu u baahan yahay xarumahaasi oo dad Soomaaliyeed mudo dheer ay degenaayeen.

Waxa uu tilmaamay in wixii bishaan ka dambeeya ay bilaabi doonaan in dadka aan ka bixin xarumahaasi ay ka saaraan, iyaga oo kaashanaya maamulada degmooyinka gobolka Banaadir.

Puntlandes.com

About The Author